(Daawo Sawirro) Axmed Madoobe oo kormeeray Xarumo ku yaalla Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta kormeer ku tagay Wasaarado iyo Xarumo kale oo ay ku shaqeeyaan Hay’adaha Dowliga ah ee magaalada Kismaayo. Dhamaan Xarumahan oo ay xiligaas shaqo maalmeed caadi ah ka socotay ayuu Madaxweynahu kormeerkiisa ka bilaabay Xarunta … Continue reading (Daawo Sawirro) Axmed Madoobe oo kormeeray Xarumo ku yaalla Magaalada Kismaayo